Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan Sh oo qaadan waayay doorkii Odaynimo Ee Cabdullaahi Yuusuf
    Somalia

    Faallo:-Xasan Sh oo qaadan waayay doorkii Odaynimo Ee Cabdullaahi Yuusuf

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xiligii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo uu ahaa Madaxweynaha Fadaraalka,waxaa utagay Waxgarad iyo Siyaasiyiin kasocda Beesha Saleebaan ee HG.

    Waxgaradkaas,waxay ka cabanayeen Beesha kale ee la dhalatay ee Sacad,iyagoo ku haystay in Maamulkii Galmudug ay Xaafad ku haystaan.

    Si gaar ah,waxay uga cawdeen in Beesha Sacad kala dagaalamayso Siyaasada oo aysan waxba uga ogalayn,waxayna usheegeen MW Cabdullaahi Yuusuf in ay dhisanayaan Maamul la yiraahdo Ximin iyo Xeeb,waxayna ka codsadeen in uu siiyo Warqad uu ku aqoonsanayo.

    MW Cabdullaahi,wuxuu ugu jawaabay….

    “Galgaduud,waa Gobol laga soo jaray Mudug,lama sii kala qaybin karo oo waxaanba is bixin karin Galmudug marka midooba Sacadna tartan la gala Kursiga ku qabsada oo Dadka ka xodxota,Anigu PL baan kasoo jeeda wax kale iska daayee Jifidayda hoose ee aan kala tirsano 12-ka ee MS Kursiga iskuma ogolin”.

    Diidmadii Cabdullaahi Yuusuf iyo taladiisii Odaytinimo,waxay dhashay Galmudugta Maanta jirta iyo Saleebaan oo hogaankeedii qabtay oo Sacad Doorasho uga adkaaday.

    Waa masuuliyada laga rabo MW Fadaraalka oo Dastuuriyan utaagan Oday mideeye ah balse Xasan taa badalkeeda,waxa uu qaatay in uu noqdo firdhiye.

    Hanbalyo Galmudug oo kusii socota Wadadii Dowladnimada oo MW Qoor-qoor iyo M.xigeenka Ciid ay gaarsiiyeen horumar la taaban karo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.