Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay Shirka Turkiga Ee Somaliya iyo Itoobiya
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay Shirka Turkiga Ee Somaliya iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Farmaajo iyo Abiy,wixii dhexmaray,ma ahayn xataa isfahan (MOU) iskabadaa heshiis in uu noqdo,kaliya,waxa uu ahaa wada sheekaysi Laba Nin.

    Labadii wefti ee Somaliya iyo Itoobiya Maanta si toos ah iskuma hor fariisan,waa loo kala dabqaaday.

    Waxaa jira war sheegaya in Caawa ay isla casheeyeen,balse,waxaa la hubaa in Beri si ka fool ka fool ah ay isku hor fariisan doonaan.

    Inkastoo Taleefoonada Maanta laga damiyay si Shirka Xogtiisu usugnaato hadana,Caawa,waxaa la helay xog sheegaysa in Shirku kusoo dhamaan doono sida Somalidu rabto.

    Itoobiya,waxay si buuxda uga laabanaysaa isfahankii SL ay la gashay,waxayna heshiis cusub oo Ganacsi la galaysaa DFS,sida xogtu sheegayso.

    Laba War,ayaa jira oo kala sheegaya War Saxaafadeedka Itoobiya in uu soo baxayo ka hor kulanka ka fool ka foolka ah ama kadib.

    Abiy,waxaa haysta cadaadis dhinacyo badan uga yimid,isaga,ayaana raadinaya meel uu ka baxo,waxayna utahay fursad kulankan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.