Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkii Turkiga Ee Somaliya iyo Itoobiya oo Waji Sadexaad ugudbaya
    Somalia

    Shirkii Turkiga Ee Somaliya iyo Itoobiya oo Waji Sadexaad ugudbaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Uma badna in wax heshiis ah kasoo baxo kulanka Turkiga.

    Sida xogaha hordhaca sheegayaan Itoobiya ilaa iyo hada ma tanaasulin kamana laaban mowqifkeedii.

    Dhanka kale DFS ma samayn wax dabac ah oo muujinaya in ay Itoobiya teeda uraacayso.

    Xogo hordhac ah,waxay sheegayaan in kulan kale loo balami doono Sadex Bilood kadib,kulankan hada socdana ay kasoo bixi doonto kaliya in Dowladuhu isku soo dhawaadeen oo isfahmeen lana sii wadayo wada Shaqaynta.

    Xasan Shiikh si weyn,ayuu uga taxadarayaa wada hadalkan,sababtoo ah,waxa uu og yahay Card-kiisa Siyaasadeed in uu ku xiran yahay si weyna ay fursad uga raadinayaan Mucaaradka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.