Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Thailand oo yeelatay Ra’isalwasaare cusub
    Puntland

    Thailand oo yeelatay Ra’isalwasaare cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka dalka Thailand ayaa ra’iisul wasaare u doortay Paetongtarn Shinawatra oo ah gabadha uu dhalay maalqabeenka caanka ah ee Thaksin.

    Waxa ay jirtaa da’da 37, waxayna noqon doontaa ra’iisul wasaarihii ugu da’da yaraa ee dalkaas, iyo sida oo kale haweeneyda labaad ee jagadan qabata, ka dib eedadeed Yingluck.

    Xulashadeeda ayaa ku soo beegantay laba maalmood uun ka dib markii Ra’iisul Wasaarihii hore ee Srettha Thavisin ay meesha ka saartay maxkamad dastuuriga ahi. L

    Labaduba waxay ka tirsan yihiin xisbiga Pheu Thai, oo kaalinta labaad galay doorashadii 2023, balse la sameeyay isbahaysi xisbiga talada haya.

    Ms Paetongtarn waa xubintii afaraad ee qabiilka Shinawatra ee noqota ra’iisul wasaare labaatankii sano ee la soo dhaafay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.