“Somaliland oo midaysan,waa in ay wax la qaybsataa Nidaamka Fadaraalka ah”.Ayuu yiri Xamse.
Jawaabtan,waxay timid mar la waydiiyay su’aal ku saabsanayd Awdal State.
Waxgaradka Somaliyed,ayaa qaba in SL oo lakala qaybiyo aysan dan Somaliyed ku jirin.
Halkan ka daawo muuqaalka