“Khaatumo DG ma’ahan ee waa MMaaml,Anaguna intii nooga aadanayd waa samaynay,iyagaana laga rabaa in ay soo buuxiyaan Shuruudaga DG”Ayuu yiri RW Xamse.
Waxaa xusid mudan in Maamul xataa ay yeelan karto Shirkad,Deegaan ama Degmo,balse DG waxa uu leeyahay habraac iyo Shuruuc loo raaco oo la buuxiyo.
Halkan ka daawo muuqaalka