Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaramada Midoobey oo hakisay hawlgalkeedii Qasa
    Somalia

    Qaramada Midoobey oo hakisay hawlgalkeedii Qasa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaramada Midoobay,ayaa sheegtay in ay si ku meel gaar ah u hakisay howlgalkii gargaar ee ay ka waday marinka Qasa sababo la xiriira amarro ay ciidamada Israa’iil ku amraan dadku in ay isaga baxaan bartamaha dhulka Falastiin.

    Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa u sheegay saxafiyiinta in shaqaalahooda bini’aadantinimo aysan awoodin in ay shaqeeyaan isniintii sababo dhinaca amaanka ah.

    Awaamiirta ah dadku in ay isaga baxaan dhulka ayaa daboolaya qaybo ka mid ah aagga bini’aadantinimo ee ay Israa’iil u magacowday gudaha iyo hareeraha bartamaha magaalada Deir al-Balah.

    Qaramada Midoobay,ayaa ku leh Xarunteeda ugu weyn,taasina waxay qasabtay in shaqaalaha hay’addu aag beddelasho sameeyaan iyaga oo isaga tagay Qalabkooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.