Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan oo bilaabay Wajigii Labaad Ee ku falaadida Dastuurka
    Somalia

    Faallo:-Xasan oo bilaabay Wajigii Labaad Ee ku falaadida Dastuurka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 29, 2024Updated:August 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta,markale,ayuu Xasan dhexgalay Dastuurka,waxaana la daah furay Wajiga 2-Aad ee qorshihiisa badalida Dastuurka.

    Cutubyada 5-Aad ilaa 9-Aad,ayuu rabaa in uu ku falaado.

    Si walba oo uu dhexgalo Dastuurka ma Shaqaynayaan,waxaan heshiis lagu ahayn.

    Dastuur iyo nidaam Doorasho oo Qof leeyahay haduu Somaliya ay ka Shaqaynayso ma burburteen Dowladnimadeedu.

    Xasan,waxaa uwanaagsan in uu wajaho waaqiciga oo ah in uu nasiib uyeeshay Laba xili Doorasho,isla markaana uu fursad uhelay Da’da 70-80-ka Dhaqaale in uu ku sameeyo.

    Somaliya,waa jiraysaa gadaashiis,waana lasii moolaanayaa oo lasii baraari doonaa haduu rabi idmo.

    Waa hubaa in aysan tiisa noqonayn ee xaalku ku danbayn doono isla ogol.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.