Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in Talyaanigi ugu deeqay Diyaarado Dagaal Somaliya?
    Somalia

    Ma dhabaa in Talyaanigi ugu deeqay Diyaarado Dagaal Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ay sheegayaan Warar aan la xaqiijin Afar Diyaaradood oo Talyaanigu ugu deeqay Somaliya,ayay aad uwadwadaan kooxda Xasan Sh taageerta.

    Wax alaale iyo wixii usoo kordha Somaliya haba yaraadaane,waa khayr soo kordhay.

    Balse Afar Diyaaradood oo ubaahan Shidaal joogta ah,Dayactir joogta ah iyo qorshe hawlgaleed,iyagaa culays ku ah Somaliya xilligan.

    Afarta Diyaaradood,waxay uhawlgalaan halkii mar…..

    1.Mid weerar ah.
    2.Laba Difaac ah.
    3.Mid Gargaar deg-deg ah.

    Marka laga tusaale qaato Dowlad aan haba yaraatee lahayn Hal Diyaarad,way ku weyn tahay Afar nooc walba iyo xaalad walba oo ay yihiin.

    Somaliya,waxaa jiray Ciidan leh Diyaarado yar yar kuwa Badda PL oo ilaa Laba Xabo ku hawlgala.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.