Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’isalwasaare Abiy oo Siyaasadii ay kaga soo xirantay Gees walba.!!
    Ethiopia's Prime minister Abiy Ahmed speaks during a press conference at his office in Addis Ababa, on August 25, 2018. (Photo by Michael Tewelde / AFP)
    Somalia

    Ra’isalwasaare Abiy oo Siyaasadii ay kaga soo xirantay Gees walba.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy dhan walba,way kaga soo qalafsanaanaatay Siyaasadii.

    CIA-da Maraykanka warbixin ay ka qortay mudo dhawayd,waxay ku sheegtay ugu badnaan 2-Sano oo danbe in uusan Xukunka sii haysan doonin oo Inqilaab ka imaan doono Ciidanka dhexdiisa.

    Wasiirka Gaashaandhiga Maraykanka imaanshihiisa Somaliya,waa fariin kale oo isaga taabanaysa.

    Maraykanku,waxa uu Abiy kula dirirayaa laynta uu ku hayo Amxaarada oo ah Shucuubta Galbeedku ku ilaaliyo….

    1.Diinta.
    2.Aaminsanaanta Itoobiya mid ah.
    3.Xiriirka soo jireen oo ay Galbeedku uyaqaanaan Itoobiyada rasmiga ah.

    Horay,waxaa digniin uga soo saaray Dekeda Jabuti ugu yaboohday Itoobiya Wadanka Eretereya oo soo istaagay maba aqbalayno.

    Haatan,waxaa hadlay Amxaaradii oo leh Abiy Dekeda Jabuti ugu yaboohday ma rabo,sababtoo ah,waxay ku dhowdahay xuduuda Amxaarada oo waxaa ka faa’idaysanaya Amxaarada halka isagu la rabo faa’idada Oromada.

    Jabuti,Sudan,Eretereya,Kenya iyo Somaliya mahiro Wadan ucalool fiyow Caawa.

    Siduu ufakaro oo idil,ayaa la akhriyay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.