Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Fiqi ma uqalmaa hogaaminta Diblomaasiyada Somaliya?
    Somalia

    Fiqi ma uqalmaa hogaaminta Diblomaasiyada Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waraysiga socday Labada Saac ee uu bixiyay Axmed Fiqi,waa hadal malagiis galay!!

    KG,waxaysan raali ka ahayn kama fuli karaan Deegaamadeeda.

    SL,waxaysan raali ka ahayn kama fuli karaan Deegaamadeeda.

    Waxaa dhici doonta Sanadkan oo dhamaaday iyo IItoobiyaana oo bixi waaya,isla markaana Qolada Xamar ay Saxaafada kasoo cataabaan.

    Damjadiid+DDaljir uma Dowladayn karaan KG iyo SL?

    Dowladnimadu ma’ahan erayo qalafsan oo layska yiraahdo ee waa isfahan iyo isla shaqayn.

    Xaqiiqdii Fiqi waa ka weyn tahay Wasaarada la geeyay mana istaahilo,Umana qalmo mana qaadi karo masuuliyadeeda.

    Waxaa lagu tilmaami karaa hogaamiye kooxeed Qabiilaysan oo kasoo daahay waayihii Hogaamiye kooxeedyada.

    Wasaaradan Gacanta ku haysa Diblomaasiyada Wadanka ee ubaahan hogaamiye bisil oo ka diyaarsan Aqoon iyo khibrad,isla markaana leh aragti Qaran ma wadi karo Fiqi.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Waraysigiisa

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/fpTU4QCdOemss5fq.mp4

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.