Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Culumada Gobolka Wardheer lagu laayay
    Somalia

    Faahfaahin Culumada Gobolka Wardheer lagu laayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lix dhallinyaro oo ka mid ahaa Culumada Xerta,ayaa lagu dilay Masaajid ku yaalla Magaalada Wardheer ee Xarunta Gobolka Wardheer ee Dawlad Deegaanka Somalida.

    Dadka Dilka geystay,ayaa baxsaday,waxa uuna Dilkan daba socdaa Aanooyin u dhaxeeya Labada Beelood ee Ibraahim iyo Ismaaciil Gumcadle oo kawada tirsan Beesha Mikaahiil ee Ogaadeen.

    DDSI oo isku dayay in uu colaada Labada Beelood soo afjaro,ayaysan usooroobin,waxayna haatan wararku sheegayaan in Colaada la siyaasadeeyay oo ay soo dhexgashay loolanka Kuraasta hogaaminta Deegaanka.

    Lixda Wadaad ee Maanta la dilay,waxay isku hayb yyihiinWasiir hore Cabdifitaax Sh.Biixi oo warar soo baxayay maalmahan ay sheegayeen in uu noqon doono MW Deegaanka.

    Wararku,waxay intaas ku darayaan in Cabfitaax Walaalkiis oo Ganacsade ah uu xiriir dhow la leeyahay Maamulka Oromada ee Itoobiya ka taliya xiligan,taasina ay keentay in Abiy qaato Walallkii.

    Si kastaba ha ahaatee Colaadan,waa mid sokeeye oo aad udhibadan,isla markaana aan looga baahnayan Deegaanka.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.