Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay ergeyga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Danjire.James Swan.
Kulankan, ayaa diiradda lagu saaray…..
1.Doorashooyinka loo diyaar-garoobayo.
2.Wada-shaqaynta u dhaxaysa Jamhuuriyadda Somaliland iyo Qaramada Mudoobey.
Halkan ka daawo muuqaalka