Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xoosh oo Wasaaradiisii Baalllaha laga rifay
    Somalia

    Xoosh oo Wasaaradiisii Baalllaha laga rifay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradii oo markii horaba Qaybta Mashaariicda Madaxtooyadu ka qaadatay,ayaa hadana Labadii Qaybood ee kale laga jaray si dadban.

    Arimihii Fadaraalka,waxaa laga siiyay Gallan.

    Arimihii Dimuqraadiyada iyo Dib uheshiisiinta,waxaa laga siiyay Ninka kale.

    Xoosh,waxaa usoo haray,Mushahaarka iyo Xaafiska.

    Hal Wasaarad,ayaa loo qaybiyay,iyagoo dhan oo Shaqo abuur looga sameeyay.

    Dadka Xasan umagacaabay Lataliyataasha,waxay ku dhow yihiin 80-tan mana leh Xaafiisyo,waxaana Mushahaar ahaan loo siiyaa $1000 oo Qaadka Lacagta kasoo baxda ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.