Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ismaaciil Cumar iyo Xasan Shiikh oo kala shakiyay
    Somalia

    Ismaaciil Cumar iyo Xasan Shiikh oo kala shakiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jabuti,ayaa ka shakiday loolanka Badda ee Xasan Itoobiya  kula jiro in uusan daacad ka ahayn.

    Jabuti,waxay haysaa xogo lagu kalsoonaan Karo oo ah in Xasan loolankiisa Itoobiya ee Badda aysan dhab ka ahayn oo uu jiro qorshe uqarsoon.

    Tuhunka Jabuti,waa mid sii xoojinaya midkii ay qabeen Dad badan oo Somalida waxgaradkeeda ah.

    Sida soo ifbaxaysa Xasan iyo Ismaaciil,waa kala shakiyeen.

    Inta badan Xasan,waa danayste tiisu kala weyn tahay danta Qaranka oo muhiimad siiya Lacagta.

    Su’aashu,waxay tahay…

    Yaa aaminaya Xasan hadii Jabuti aamini wayday?

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.