Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Buug dhaawacaya Olalaha Trump oo soo baxaya Todobaadkan
    Somalia

    Buug dhaawacaya Olalaha Trump oo soo baxaya Todobaadkan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Buug cusub oo uu qoray Bob Woodward oo ahaa wariyihii wax ka sameeyay baaritaanka fadeexadii Watergate ayaa sheegay in Donald Trump uu si qarsoodi ah ugu diray mashiinada lagu baraao Covid 19 madaxweyne Putin si shaqsiyan u isticmaalo mar sahaydu ka yaraatay.

    Ololaha Madaxweyne Donald Trump way beeniyeen eedaas loo jeediyay.

    Buugga oo cinwaan looga dhigay ‘Dagaal’ waxaa sidoo kale ku jira waxyaabo ka hadlaya in Donald Trump uu si qarsoodi ah ula xiriiri jiray Putin ilaa iyo markii uu ka tagay xafiiska sida ay soo xigteen warbaahinta Mareykanka.

    Donald Trump wuxuu sheegay in ay yihiin waxyaabo aan run aheyn oo been abuur ah.

    Buugga cusub,ayaa soo bixi doono toddobaadka soo socda, waxaana ku qoran xiriiro dhexmaray Madaxweynihii hore iyo Putin iyo Qof kaaliye u ahaa Trump oo aan Magacisia la sheegin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.