Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Tirada Dhimasho Ee Dadka Qasa Oo la shaaciyay
    Somalia

    Tirada Dhimasho Ee Dadka Qasa Oo la shaaciyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Caafimaadka Qasa waxay sheegtay in tirada lagu dilay Qasa ay dhaaftay 42,000 oo Qof. Qaramada Midoobay,ayaa xogtan u aragta mid laysku haleyn karo.

    Wasaaradda kalama soocin rayidka iyo kooxaha hubeysan. Dhowr jeer oo hore ayey sheegtay in dadka ugu badan ee geeriyooday ay yihiin Haween iyo Carruur.

    Dhinaca kale,Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay ee Falatsiin l,ayaa sheegay in ugu yaraan 400,000 ay ku xaniban yihiin waqooyiga dagaalka dartiis.

    Philippe Lazzarini wuxuu sheegay in dad badan lagu qasbay in ay ka baxaan xerada qaxootiga Jabaliya kaddib markii Israel ay soo saarto amaro halkaas looga baxayo.

    Wuxuu intaas ku daray in sahayada cuntada ee gobolka ay sii dhammaaneyso iyadoo meelaha dadka la dajiyo iyo adeegyada kale markii ugu horeysay ilaa bilowgii dagaalka lagu qasbay in la xiro.

    Mr Lazarini waxa uu sheegay in dagaalka uu khatar ku yahay wajiga labaad ee ololaha tallaalka cudurka dabeesha.

     

    Xigasho:-BBC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.