Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saamaynta ay ku yeelatay Xisbullaah laynta Madaxdoodii
    Somalia

    Saamaynta ay ku yeelatay Xisbullaah laynta Madaxdoodii

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 11, 2024Updated:October 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xisbullah ayaa isu diyaarinaysa dagaal muddo dheer qaata Koonfurta dalka Lubnaan kaddib markii Israa’iil ay leysay hoggaankii sare ee ururka.

    Xisbullah,ayaa yeelatay hoggaan cusub oo Milatari si uu u sii wado Gantaalada ay ku ridayaan gudaha Israa’iil iyo dagaalka dhulka ee ka socda Koonfurta Lubnaan, sida labo ilo wareed oo arintan aad ula socda ay u sheegeen wakaaladda warrarka ee Reuters.

    Ururka Xisbullah,ayaa dib u dhac weyni ku yimid Sedexdii Todobaad ee la soo dhaafay, markaas oo inta badan hoggaan keedii lagu dilay duqeyn Israa’iil ay ka geystay Koonfurta Caasimada Bayruut,waxana ugu weynaa hoggaanka la khaarajiyay Xasan Nasrullah.

    Kooxdan Iran ay taageerto,ayaa la rumeysan yahay in ay wali haysato kayd hub oo ballaaran oo ay ku jiraan gantaallada riddada dheer ee wax burburiya kuwaas oo aanay wali isticmaalin, sida ay sheegeen illaa afar illo wareed oo si dhaw ula socda hawllaha ururka. Israa’iil ayaa duqeyn ba’an ku haysay keydadka hubka ee ururka.

    Hoggaanka Ururka,ayaa isku dhexyaacay maalmihii ugu horreysay ee dilka Nasrullah illaa markii dambe ay sameeyeen qol laga hago hawgallada ururka 72 saaacadood kaddib dilkii Madaxda.

    Xigasho:-BBC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.