Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabdi Xaashi Oo RW xigeenka Saalax sheegay in uu ka saaray Aqalka Sare
    Somalia

    Cabdi Xaashi Oo RW xigeenka Saalax sheegay in uu ka saaray Aqalka Sare

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2024Updated:October 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afhayeenka Aqalka Sare ee JFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi,ayaa ku dhawaaqay in Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Jamaac uu lumiyay Kursigiisii Aqalka Sare.

    Cabdi Xaashi,ayaa sheegay innuu Saalax ku waayay XilkiisavSenatarnimo,sababo la xiriira in uu soo xaadiri waayay Afar fadhi oo baarlamaanka Aqalkiis sare ah.

    Ibraahim Ciidle Suleymaan, oo soo noqday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, ayaa ku farisanaya Kursigii Golaha ee uu banneeyay” Saalax.

    Sida Warar hoose sheegayaan,waxaa jira khilaaf Siyaasadeed oo udhaxeeya Afhayernka Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo RW xigeenka Saalax oo sababay in uu Kursiga lumiyo.

     

    Halkan ka akhriso Qoraalka Aqalka-Sare”-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.