Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Yaa ka danbeeya Qorshaha Saalax looga saarayo Aqalka-sare?
    Somalia

    Yaa ka danbeeya Qorshaha Saalax looga saarayo Aqalka-sare?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdi Xaashi ma’ahan,waxa Saalax dilaya Siyaasiyan ee waa Kooxda Villa-da fadhida ee Xasan.

    Saalax,waxay ku dhibsadeen hor istaagidiisii samaynta RW xigeen 2-Aad.

    Haatan,waxay rabaan in ay Magacaabaan RW xigeen 2-Aad oo kasoo jeeda KG ugu danbayn Nov.

    Waxay go’aansadeen in ay Saalax ka saaraan Siyaasada oo waxay u arkeen Nin aysan la Shaqaysan karin,waxayna kaloo ka qaadi doonaan Jagada RW ku xigeenka dhawaan.

    Waa suuroobi wayday in la ansixiyo Xubintii badali lahayd oo waa lagu kala qaybsamay,balse sida la filayo Villa-da rabitaankeeda,ayaa Shaqayn doona ugu danbayn.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.