Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Masar ma Dhul Somaliyed ayay Difaacaysaa mise Danteeda?
    Somalia

    Masar ma Dhul Somaliyed ayay Difaacaysaa mise Danteeda?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Waa Difaacaynaa Somaliya Xoriyadeeda”.Ayuu yiri Sisi.

    Macnaha hadalkaas,waa…..

    “Waa Difaacanaynaa danahayaga”.

    Masar ma Difaacayso Dhul iyo Dan Somaliyed,isla markaana jaangoynteeda Siyaasadeed ee Dibada kuma dhisna Diin iyo Sinji.

    Muhiimadeeda 1-Aad iyo teeda 100-Aad,waa danteeda oo ah Maanta Biyaha Webiga Niil.

    Itoobiya,waxay Biyo xireen saamayn yeeshay ka samaysatay Webiga Niil oo Shacabka Masar ku tiirsan yihiin.

    Biyaha Webiga Niil,waxay ku jiraan Qodobada Amniga Qaranka Masar.

    Isku danaysi,waa imaan karaa lkn,waa in uu isu dheelitiran yahay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.