Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»ONLF Oo qorshaynaysa in ay Dib ugu laabato Halgankii
    Somalia

    ONLF Oo qorshaynaysa in ay Dib ugu laabato Halgankii

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyihii ONLF,waa ka goostay Itoobiya oo waxuu galay Dowladaha dariska ah,sida ay xaqiijinayaan Ilo muhiim ah.

    Sidoo kale Qalbidhagax oo ay wax isla og yihiin,waxa uu aaday Muqdisho.

    Xogtu,waxay sheegaysaa in ONLF dib iskugu diyaarinayso dagaal ay la gasho Itoobiya Laba sababood awgood……

    1.Abiy oo aan fulin,waxay ku heshiiyeen.
    2.Maamulka Abiy oo aad udiciifay ayna jiraan fursado waa weyn oo laga faa’idaysan karo xilligan.

    Masar iyo Eretereya,ayay xoguhu sheegayaan in ay siinayaan taageero Mileteri iyo mid Dhaqaale,isla markaana ay Somaliya ka samaysan doonto ONLF Saldhigyo.

    Waa loolan cusub oo Maamulka Abiy soo wajahay oo ay adag tahay in uu ka hortago,sababtoo ah,waxa uu hadaba ku jiraa 6-Dagaal oo Dibada iyo Gudaha ah……..

    1.Amxaarada
    2.Tigreega.
    3Oromada qaybo ka mid ah.
    4.R.Galbeedka.
    5.Dhaqaale burburka.
    6.Go’doonka Siyaasadeed ee Gobolka.

    Dad badan,ayaa qaba in Itoobiya Dowlad ahaan burburayso oo loo baahan yahay in la helo Masuuliyada Deegaanka Gacan uu ku dhaco oo badbaadisa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.