Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khilaafka ONLF iyo Maamulka Abiy oo Cirka isku shareeray
    Somalia

    Khilaafka ONLF iyo Maamulka Abiy oo Cirka isku shareeray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2024Updated:October 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ONLF ,waxay dib u eegis ku samaynaysaa heshiiskii ay la gashay Maamulka Abiy ee Adis-ababa.

    Sida jirta Maamulka Abiy,waxba kama fulin Qodobada heshiiska uu la galay ONLF,taa badalkeeda si khaldan,ayuu ula dhaqmay ONLF….

    1.Waxaa laysku dayay in laba garab loo kala jabiyo.

    2.Gudiga Doorashooyinka Itoobiya si aan ahayn Sax,ayuu ula dhaqmay ONLF.

    3.Gudiga xiriirka Xisbiyada ee Itoobiya si gaar ah,ayuu ufogeeyay iskuguna dayay in uu ka saaro Dimuqraadiyada Xisbiga ONLF.

    Maamulka Somali Galbeed ee uu hada hogaaminayo Mustafe Cagjar,wuxuu noqday wax loo isticmaalo hagardaamaynta ONLF.

    Dib u eegistan,waxay keenaysaa in BC soo farageliso khilaafka oo cabashada ONLF wax laga qabto.

    Xilligan ONLF in ay ka baxdo heshiiska uma bilna balse hakintu,waa cadaadis loo baahnaa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.