Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Todobo Qodob oo khatar ku ah Amniga Magaalada Muqdisho
    Somalia

    Todobo Qodob oo khatar ku ah Amniga Magaalada Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2024Updated:October 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afartii Beri ee ugu danbaysay Xamar,waxaa lagu dilay 21-Qof oo ay ku jiraan Sadex Ganacsade marka laga reebo Qaraxa Maanta ka dhacay.

    Ganacsatada la dilay,waxay eersadeen Kaamirooyin Maamulka Xasan ku amray Ganacsatadu in ay ku xiraan Goobahooda Ganacsi.

    Maxaa khatar ku ah amniga Xamar?

    1.Lacagta
    2.Qabiilka.
    3.Argagixisada.
    4.Safaaradaha.
    5.Hay’adaha.
    6.Siyaasinta danaystaha ah.
    7.Madaxda hay’adaha amniga.

    Todobadaas Qodob ee khatarta ku ah Amniga Xamar,waxaa mid walba laga samayn karaa Qormo ugaar ah.

    Sidoo kale,waxaa samaysmay ugu yaraan 5000-Qof oo iskugu jira Siyaasiyiin,Ganacsato,Ciidan iyo Shaqaale oo 7-daas Khatarood fuliya kuna soo qaata Dhaqaale.

    Ilaa iyo hada lama helin hogaamiye ku dhiirada in uu burburiyo Shabakadahaas.

    Nasiibdaro,MW,Wasiirka iyo Talyaha yimaadaa,waxa uu qayb ka noqdaa dabaqadaas khataraha ka Shaqaysa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.