Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»RW xigeen 2-Aad oo la Magacaabay iyo isku Shaandhayn kooban oo lagu sameeyay Wasiirada Fadaraalka
    Somalia

    RW xigeen 2-Aad oo la Magacaabay iyo isku Shaandhayn kooban oo lagu sameeyay Wasiirada Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2024Updated:October 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la Magacaabay RW xigeen 2-Aad,iyadoo Wasiirada qaar xilka laga qaaday,halka Wasiirudowlayaal la magacaabay.

    Wasiirada xilka laga qaaday,waxaa ku jira Jen.Ilkajiir ah Siyaasi miisaan leh oo la jaanqaadi waayay ama iska diiday rabitaanka Xasan ee guracan.

    Ilko-jiir,waa Nin matalaad leh,soo jireen ah oo Nin weyn oo wax laharaya ah lagamana rabo Xasan agtiisa Qof macno leh oo wax kala garanaya waxna diidi kara.

    Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad,waxas loo magacaabay Cabdisalaam Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka Howlaha Guud,iyadda booskiisii Wasiirnimo loo dhiibay Cilmi Maxamuud Nuur.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQPlvi9v6HCPw9DENVruS89YMlc5WyyRZT2G8egaIFDMwWkF_FMncSsJqIr4i8DdZDb5ZuqOnPNr_Uo0XJNRrH7W.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.