Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Socdaalka Xasan Shiikh Ee Wadamada Bariga Africa
    Somalia

    Faahfaahin Socdaalka Xasan Shiikh Ee Wadamada Bariga Africa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha JFS Xassan Shiikh Maxamuud,ayaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay booqashooyin isdaba joog ah ku kala bixiyay, Wadamada Uganda, Brundi iyo Jabuuti.

    Sadexdan Dal,ayay Ciidamo ka socdaa qeyb ka yihiin howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ee wakhtigu ka dhamaanayo Bisha December ee Sanadkan.

    Xogaha laga helayo Safarada Xasan Shiikh,ayaa tilmaamaya in ay ku salaysan yihiin ujeedooyin ishuwan hadana kala duwan.

    Uganda iyo Burundi,waxa uu kala hadlay in ay la qaataan ka mid noqoshada Masar hawlgalka. Cusub ee badali doona kan ATMIS oo wakhtigu ka dhamaanayo.

    Jabuti,waxay kulmeen Ismaaciil Cumar Geelle oo ay kawada hadleen Sadex Qodob oo kala ah….

    1.Jabuti in ay kusoo biirto isbahaysiga Asmara.

    2.Hawlgalka ATMIS oo wakhtigu ka dhamaanayo.

    3.Siyaasada Somaliya oo Geelle talo ku leeyahay.

    Inta badan socdaallada Xasan Shiikh wax macno badan uleh Dalka iyo Dadka kama soo baxaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.