Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Jen.Ilka-jiir waxaa looga saaray Golaha Wasiirada in uu yahay Qof wanaagsan
    Somalia

    Faallo:-Jen.Ilka-jiir waxaa looga saaray Golaha Wasiirada in uu yahay Qof wanaagsan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaqiiqdii,waa Oday Xishooda oo wax la hara,waana sababta Xasan uga saaray Golaha Wasiirada.

    Sida Xasan ka rabo Dadka sida gaarka ah ugu matalaya awood qaybsiga Beesha Daarood ama PL,waxaad kaga tusaale qaadan kartaa Ilka Jiir Ninka lagu badalay.

    Qof aan matalaad lahayn.
    Qof aan waxba diidi karin.
    Qof aan Xishoon.
    Qof aan waxba la socon.
    Qof aan waxba xeerin.

    Xasan marna lagama filayn hab dhaqankan uu la yimid mudo xileedkiisan danbe,taa badalkeeda,waxaa lays lahaa Oday waayo arag ah oo saxa wixii Farmaajo khalday,ayaa yimid.

    Balse,waxaa muuqata in uu qaatay Dhaqankii Farmaajo Qabyada ka noqday oo dhamaystiray waliba ,isagoo Ciil Qabyaaladaeed qaba.

    Dowladnimada Somaliya soo kabashadeeda,waxaa dhaawac weyn gaarsiiyay iskaga danbayntii Farmaajo iyo Xasan kan danbe.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.