Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Odoyaasha Somali Galbeed oo diiday Qoondada Amxaarada Ee Deegaamadooda
    Somalia

    Odoyaasha Somali Galbeed oo diiday Qoondada Amxaarada Ee Deegaamadooda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In Dhulka Somali Galbeed matalaad ay ku yeeshaan Oromo iyo Amxaaro,waa khatar.

    Siyaasad lama gelin karo Qodobkaas iyo waliba Danaysi gaar ah,waa Qiyam ku dirir.

    Maanta Siyaasigii sharciyeeya matalaadaas taariikhda si fool xun,ayuu ugalayaa,wuxuuna dhaxal wareejiyay Dhul Somaliyed.

    Waxaa la yaab leh in Doolaal oo ahaa hogaankii Siyaasada ee Ciidankii Jamhuuriyadii Somaliya uu Jigjiga ufadhiyo sharciyaynta Matalaada Amxaarada iyo Oromada oo u olalaynayo.

    Odoyaasha diiday,waa Gob mudan in la garab istaago.

    Matalaadu,waxay la macno tahay lahaansho,loomana samayn karo Amxaaro iyo Oromo oo waxay keenaysaa in ay Kursiga hogaaminta Deegaanka soo raadsadaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.