Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Brics ma isku dhererin karaan Awooda Maraykanka?
    Somalia

    Faallo:-Brics ma isku dhererin karaan Awooda Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Brics marka laysku daro Wadamada ku bahoobay Dhaqaalahooda ma gaari karaan Maraykanka oo laga reebay R.Galbeedka kale.

    Sidoo kale Dhaqaalahoodu Saacad kama maarmo Suuqa Maraykanka oo wax soo saarkooda,waxaa iibsada oo Macbiil u ah Shacabka Maraykanka.

    Waxaa kaloo xusid mudan Shirkadaha,Tiknoolajiyada iyo Warshada aduunka ugu waa weyn 80% Maraykan,ayay ku yaalaan.

    Kuwa Maamula Dhaqaalaha caalamka,waxaa Gacanta ku haya Maraykanka,isla markaana Qiimaha Saliida Caalamku Dolar,ayay ku qiimaysan tahay waana Kaydka Lacageed ee xataa Ruush iyo Shiine.

    Marka laga soo tago dhawr Wadan oo laga xusi karo Shiinaha,Hindiya iyo Ruushka intooda kale Wadamada BRICS,waa Dayn iyo Deeq raadis.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.