Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»RW Abiy Oo wajahaya cadaadiskii ugu weynaa Oo Maraykanka uga imaanaya
    Somalia

    RW Abiy Oo wajahaya cadaadiskii ugu weynaa Oo Maraykanka uga imaanaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy,waxaa si adag ula diriray Maraykanka,waana ka muuqataa Wajigiisa jabka kasoo gaaray dagaalkaas.

    Maraykanku,wuxuu ku amray Turkiga in uu kala baxo Dhaqaalihiisa Itoobiya,waxayna Turkidu kala baxday ilaa iyo hada $2.5 Bilyan,waana midii sababtay in Hal mar Lacagta Birka ay Dhulka gasho oo ay gaarto $1=140-Bir.

    Kulankii Asmara ee Somaliya,Masar iyo Eretereya,waxaa amray in halkaa layskugu tago Maraykanka,kaasoo ku ahaa Abiy jab Siyaasadeed oo weyn.

    Sidoo kale Maraykanka,wuxuu Imaaraadka ku amray in uu joojiyo Diyaaradaha Drons-ka ee uu siiyo Maamulka Abiy,isla markaana kuwa hada ka yaala Itoobiya uu kala soo baxo Batariyada,waana fulay amarkaas.

    Waxaa kaloo IMF oo Abiy uraadsaday Dayn loo sheegay in ay la kulmaan balse aysan siin wax Lacag ah.

    Maraykanka,waxa uu kaloo Abiy ka saarayaa gudaha Somaliya oo Janaayo 2025 hadii la gaaro Askariga Itoobiyaanka ah ee ku jira gudaha Somaliya,waxa uu noqonayaa Xadgudub caalamiya oo qaraar laga qaadan karo.

    Reer Galbeedku kama kaftamaan Qowmiyada Amxaarada,waana halka ugu daran ee Abiy laga raacay oo uu udhiman doono.

    Somali Galbeed Maanta fursad Siyaasadeed,ayay haysataa oo ay wax ku goosan karto,taasoo R.Galbeedku raali ka yihiin.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.