Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Axmed Madoobe iyo Ruto maxay kawada hadleen?
    Somalia

    Xog:-Axmed Madoobe iyo Ruto maxay kawada hadleen?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 26, 2024Updated:October 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shalay Subixii hore,ayay Diyaaradi ka qaaday Axmed Madoobe Magaalada Kismaayo.

    Ceeldooreed,ayuu ugu tagay MW Kenya oo uyeeray.

    AFar Saac Xalay,ayuu kasoo laabtay oo Nayrobi yimid.

    Saakay,waxaa Hotelkii uu deganaa ugu yimid Madaxa Sirdoonka Kenya Nuuradiin oo uwaday fariintii ugu danbaysay kadib iswaraysigii isaga iyo MW Kenya.

    Nuuradiin,wuxuu usheegay in uu bixi karo oo Shaqadiisa Doorasho qabsan karo.

    Kismaayo,waxaa Saakay Afar Saac kusoo laabtay Axmed oo Kenya Dhabarka kasoo Dharbaaxday.

    Kenya,waa awooda 1-Aad ee Maamulka Jublabd u ah Musdanbeedka.

    Halkaa,waxaa ku dhintay Xasan Sh oo ula tagay Ruto isoo khasab Muwaadin isagu MW uyahay ama ii fara geli Gobol Wadankayga ka mid ah.

    Sida aan xogta ku helay Axmed 1-Da Nov,wuxuu guda galayaa Doorashadiisa.

    Safarkan,waxay kaloo JL uga soo heshay Kenya Qalabaynta Ciidamo cusub oo tababar uga soo baxay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.