Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shirkii Madasha oo uxuubsiibtay Kulan Xasan iyo Sadex DG uga furmay Villa Somaliya
    Somalia

    Shirkii Madasha oo uxuubsiibtay Kulan Xasan iyo Sadex DG uga furmay Villa Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fashilka Xasan oo Sawir ah,ayaa Saakay oo 27-ka Bisha ah ka dhex muuqda Villa Somaliya.

    Ugu danbayn,waxaa kaga soo hartay Afartii DG Sadex ka mid ah.

    Si kale,hadii loo yiraahdo Beesha Daarood banaanka ayay ka joogtaa qorshaha Dowlad Dhiskii Wadanka marka laga reebo Xamse oo aan matalaad lahayn.

    Miiska Xasan iyo qorshihiisa mudo kororsi,waxaa Maanta uu agyaala Beesha uu kasoo jeedo marka Laftagareen laga reebo.

    Su’aalaha Dadku iswaydiinayaan,waxay yihiin??

    Maxay badali karaan Kooxdan ubadan halka Beel?

    Maxay socod siin karaan,Kooxdan ubadan halka Beel?

    Somaliya,waxay ka gudubtay,awooda Maamul oo laysku muquuniyo ama Qof,Koox,Qabiil ama Deegaan gaar ah ku tagrifalo.

    Dalku,waa Fadaraal wax lawada leeyahay,waxna lakala leeyahay oo taladu Dhulka taal.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.