Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo fulisay weeraro Dhimasho Shacab sababay
    Somalia

    Israa’iil oo fulisay weeraro Dhimasho Shacab sababay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 22-Qof oo u badan Haween iyo Caruur,ayaa ku dhintay duqeymo ay Israa’iil ka fulisay Waqooyiga Qasa, sida ay Axadda maanta ah sheegeen mas’uuliyiinta Falastiiniyiinta.

    Weerrarada ay Israa’iil ka waddo Waqooyiga,ayaa galay Toddobaadkii Saddexaad,waxa ayna kooxaha gargaarku ku tilmaameen masiibo bini’aadantinimo in ay ka dhacday halkaas.

    Israa’iil,ayaa weerarkan ku sheegtay mid ay ku beegsatay mintidiin.

    Qasa,waxay Israa’iil ka dhigtay goob aysan uga soo dhicin Gantaalo ugana imaan weeraro ka dhan ah,isla markaana burbursan oo laga barakacay inteeda badan ahna go’doon Bad iyo Biri.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.