Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hogaamiyaha Sare Ee Iran oo Xanuun la ildaran
    Somalia

    Hogaamiyaha Sare Ee Iran oo Xanuun la ildaran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamiyaha Sare ee Iran ayay Wararku sheegayaan in uu aad uxanuunsanayo.

    Daawayn usocotay,ayuu ilaa iyo hada kasoo kaban la’a yahay,waxayna wararkii ugu danbeeyay xaqiijinayaan xaalkiisu in uu adag yahay.

    Xanuunka Hogaamiyaha Ruuxiga ,ayaa kusoo aadaya xili Iran ay ku jirto iska caabin Israa’iil kala dhaxaysa.

    Tan iyo intii ay Diyaaradu la dhacday MW-nihii Iran laguma arag meel fagaaro ah Hogaamiyaha Sare,waxayna wararku sheegayaan in amaankiisa loo baqay oo la qariyay.

    Israa’iil,ayaa lagu tuhunsan yahay in ay fulisay Shilkii Diyaaradeed ee MW Iran uu ku Geeriyooday.

    Sidoo kale Israa’iil,waxay ku dhex dishay Caasimada Iran ee Tehran hogaamiyihii Xamaas Ismaaciil Haniya.

    Iran,waxaa awooda ugu danbaysa iska leh Wadaado xagjiriin ah oo ay umuuqato haatan taladoodu in ay Gabowday oo aysan la jaanqaadi karin isbadalada socda.

    Hadii uu Geeriyoodo hogaamiyaha Sare ee Iran,waxaa udiyaarsan badalidiisa Wiilkiisa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.