Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Warmurtiyeedka kulamadii Xasan iyo 3-DG
    Somalia

    Faallo:-Warmurtiyeedka kulamadii Xasan iyo 3-DG

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex khalad,ayaa ku jira. Warqadan oo kala ah….

    1.Shirkii looga hadlayay Doorsahada,waxa uu dhacay May 2023 ee ma dhicin May 2024.

    2.Shirkii dhacay May 2024,waxaa looga hadlay Dagaalka Nabad diidka.

    3.Waxay leeyihiin Gudi Doorasho,ayaa la dhisayaa,iyagaana Jadwalka soo saari doona,isla markaana,iyagaa Warqadan ku sheegaya Jadwal

    Dhanka kale,wax cusub kuma jiraan oo waa wax la filayay,waxa ku qoran Warqadan,waxaana ku cad in mudo kororsi 10-Bilood ah oo aan waafaqsanayn Dastuurada Fadaraalka iyo DG loo sameeyay Sadexda DG.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.