Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xaafiiska siyaasada QM Ee Somaliya oo mudo kordhin loo sameeyay
    Somalia

    Xaafiiska siyaasada QM Ee Somaliya oo mudo kordhin loo sameeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Sano kadib,Xaafiiska Siyaasada ee QM Somaliya,waxaa loo badalayaa Xaafiiska QM ee Somaliya si la mid ah Dowladaha Caalamka.

    Halkaas,waxaa kusoo afjarmi doona Siyaasada Somaliya oo hoos joogta QM,waxayna Somaliya noqonaysaa Wadan Madaxbanaan oo masuul muqdar ah oo Siyaasiyasadiisa maaraysan kara.

    Waxaa kaloo Somaliya laga saari doonaa si rasmi ah Xeerka Chapter-7 ee loo isticmaalo Dowladaha fashilmay.

    Laba Sano,ayuu Xaafiiska QM ee Siyaasada si KMG ah usii Shaqayn doona.

    Qorshahan,waxaa riixaya Maraykanka oo raba Somaliya in ay Dowladnimadeedu kobacdo.

    Horay,waxaa loo qaaday….

    1.Cunaqabatyntii Hubka.
    2.Dayn Cafintii

    Muhiimadu,waa in Somalidu ka faa’idaysato fursadahan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.