Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qodobada lagu kala aragti duwanaaadey Ee Shirkii October 2024
    Somalia

    Qodobada lagu kala aragti duwanaaadey Ee Shirkii October 2024

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BY:-Sayid Abdul.

    Qodobada lagu kala aragti duwanaaadey ee Shirkii October 2024 kuwaas oo kala ahaa:-

    – In DFS soo jeedisey in muddo kororsi hor leh la qaato ayada oo halkii sano ce hore aan waxba lagaga fulin waxyaabihii lagu heshiiyay kulankii sanadkii hore, taas oo horseedi karta firaaq dastuuri ah iyo kudarsasho aan waqti cayiman laheyn.

    – In DFS hor istaagtay qabashada doorashooyinka DXDFS, taas oo horseedi karta in dalka uu galo xaalad hubanti la,aan ah.

    – In DFS ay diidey soo jeedintii Jubbaland ee ahayd in la raadiyo saamileyda maqan sida PUNTLAND IYO SSC si loo gaaro talo loo dhanyahay.

    Isafgaranwaagaas kadib Dowladda Jubaland ayaa ka baxday shirka islamarkaana wakhti siisey madaxda shirka ku hadhay in mawqifkooda uu wax iska badalo ayna garowsadaan in danta dalku ku jirto in go’aannada masiiriga ah lagu gaaro wadar ogol.

    Haseyeeshee waxaa nasiib darro ah inay maanta ay soo saareen go’aanno aan loo dhammeyn oo Jubbaland aysan kamid ahayn, arrintaas oo sababi karta kala qeybsanaan bulsho iyo firaaq dastuuri ah oo ku yimaada Hay’adaha dastuuriga ee DXDFS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.