Wasiiru Dowlihii Wasaarada Qorshaynta Fadaraalka Cabdirashiid Jire,ayaa iscasilay Galabta.
Sidoo ksle 5-Saac kadib,waxaa iscasilay Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Waxbarashada Fadaraalka Daqare.
Iscasilaadooda,ayaa loo badinayaa in ay xiriir la leedahay kala taga JL iyo Villa Somaliya.