Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubaland oo uyeeranaysa Xubnaha ku matala Aqallada Baarlamaanka Fadaraalka
    Somalia

    Jubaland oo uyeeranaysa Xubnaha ku matala Aqallada Baarlamaanka Fadaraalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada JL,ayaa Saacadaha soo socda la filayaa in ay soo saarto Warqad ay ugu yeerayso Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ku matala.

    Xildhibaanada iyo Seneterada Labada Aqal  Baarlamaanka Fadaraalka ee kasoo jeeda Jubaland,ayaa,iyaguna Galabta kulan ay ku yeesheen Muqdisho isku fara saari gaaray.

    Kulanka,waxaa qasay Wasiiro uu soo diray Xamse oo ka dhex dhaliyay Madasha buuq iyo fowdo.

    Shirkaas,waa kagu kala jacay,wuxuuna kusoo dhamaaday natiijo la’aan.

    Ujeedka Shirka layskugu yimid,ayaa ahaa in taageero loo muujiyo go’aanka Dowlada JL ay uga soo baxday Shirkii Xamar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.