Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo noqday Madaxweynaha 47-Aad Ee Maraykanka
    Somalia

    Trump oo noqday Madaxweynaha 47-Aad Ee Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump oo si rasmi ah unoqday MW 47-Aad ee Maraykanka.

    Trump,waa la saadaalinayay in uu ka guulaysanayo Haris,Laba Qodob dartood…..

    1.Maraykanka oo aysan dhaqan u ahayn udoorashada Kursiga ugu sareeya Gabar oo horayba,waxa uu uga adkaaday Hillary.

    2.Haris oo Madow ah oo ay adag tahay in ay hesho fursadii la yaabka lahayd ee Obama.

    Guushii Trump,waxay jabisay Sicirka Saliida.

    Fuustadii Saliid ah oo ahayd intaan Trump la dooran $165,waxay hoos ugu dhacday $74.

    Waxay kaloo kor uqaaday Qiimaha Lacagta Dollar-ka oo kor u kacay.

    Trump guushiisa,waxaa la oran karaa,waxaa ubaahnaa caalamka,sababtoo ah Dimqraadigu Afar Sano oo Caajis dhan walba ah ayay ka tageen….

    Gudaha Maraykanka?

    1.Dhaqaalaha Gudaha in uu kiciyo.
    2.Xuduuda in uu adkeeyo.

    Dibada Maraykanka?

    1.Dagaalka Qasa iyo Ukrain in uu xakameeyo.

    2.Kobaca Dhaqaalaha Shiinaha in uu wiiqo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.