Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Sh Oo ogolaaday soo celinta Dadka Somaliyed Ee Qaxootiga ku ah Jarmalka
    Somalia

    Xasan Sh Oo ogolaaday soo celinta Dadka Somaliyed Ee Qaxootiga ku ah Jarmalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si rasmi ah ayay Dowladalaha Somaliya iyo Jarmalka ugaareen isfahan Qaxootiga lagu soo celin karo.

    21-kun oo Qaxooti Somali ah,ayaa jooga Jarmalka.

    Ujeedka Jarmalka,waa Laba arimood oo kala ah…

    1.In Dadkaas,wuxuun dib loogu celiyo Somaliya.
    2.In ay hakadaan Qaxootiga kusoo socda.

    Jarmalku si ay cadaadis usaaran Dowlada Somaliya,waxay istaajiyeen kaalmadii ay bixin jireen,waxayna shuruud uga dhigeen in celinta Qaxootiga la aqbalo.

    Dadkan Somaliyed duruuftii soo qixisay weli way ka jirtaa Somaliya haday ahaan lahayd amni,Dhaqaale iyo Adeeg Bulsho.

    Maamulka Xasan waxba uma awoodo in uu aqbalo soo celintooda,isagoo eexsanaya Mashaariic Deeqo ah,waa masuuliyad daro iyo damqasho la’aan.

    Xasan Sh.Hunguri xumida iyo baahida Lacageed ee uu qabo,waxaa udheer Fudayd siyaado ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.