Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-PL miyay kaga adkaatay SL loolankii Siyaasadeed iyo Milleteri?
    Somalia

    Faallo:-PL miyay kaga adkaatay SL loolankii Siyaasadeed iyo Milleteri?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 9, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SL,waxay ahayd maamulka ugu sareeya guud ahaan Maamulada Somalida.

    PL ayay tartan iyo loolan kuwada jireen dhan walba,wayse kaga horaysay dhinacyo badan.

    SL maxay ka duulaysay?

    Daarood,waa cadowga Siyaasadeed iyo Amni ee Beelaha Hawiye iyo Dir,sidaa daraadeed,waa in aan kala jabinaa oo diciifinaa.

    Qayb,waxaa xukunta Kenya.
    Qayb,waxaa xukunta Itoobiya.
    Qayb,waa in Xamar laga xukumaa.
    Qayb,waa in Hargaysa laga xukumaa.

    PL maxay difaacanaysay?

    Somali,waa in ay mid ahaataa.
    Daarood miisaankiisa,waa in ilaaliyaa.
    Fadaraal,waa in Wadanku qaataa.

    SL,waa looga adkaaday loolankii oo Ciyaarta Siyaasada,waxaa loo diray Heerka Labaad.

    Kacdoonkii Shacabka LC,ayaa noqday mid SL galaafta,halka PL uu unoqday fursad Dahabiya oo ay si Sax ah uga faa’idaysatay.

    SL-ta Maanta jirta,waa…..

    1.Mid khalkhal weyn ku yimid nidaamkeedii Maamul ee Gudaha.

    2.Mid Ciidankeedii burburay.

    3.Mid Dhaqaalaheedii burburay.

    4.Mid lumisay maqaamkii ay ku lahayd BC iyo Diblomaasiyadii.

    5.Mid lumisay fursadii Dahabiga ahayd ee heshay aqoonsiga Caalamka (Somaliya iyo SL).

    6.Mid Beelihii uu Hubku Gacanta dib ugu galay.

    7.Mid kala qaybsan oo Colaado ka dhex aloosan yihiin.

    Waxaa la oran karaa 20-Sano,ayaa dib loo ceshay SL,waxayna ku dhex dhacday Shax Siyaasadeed ay dajiyeen markuu Kacdoonku ka bilowday LC khuburo Deni fariisiyay.

    PL wal wal kama qabto dhanka Hargaysa 15-ka Sano ee soo socota,waxayna ku naaloonaysaa….

    B.Khatartii ku wajahnayd Midnimada Somalida oo diciiftay.

    T.Beeshii Dhulbahante oo Xor ah.

    J.Maqaamkii Daarood oo la ilaaliyay.

    X.Labadii loolan oo ay mid ka adkaatay.

    Isku soo wada duuboo loolanka Siyaasada iyo Ciidanka ee Beelaha Somaliyed dhexdooda ka jira Beesha direed ee ay Beesha Isaaq hormuudka u tahay Heerka Koobaad Ee Ciyaaraha,waa ka dhacday.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.