Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Damjadiid oo Xamse udiraya Kismaayo Maalinka Berri ah
    Somalia

    Damjadiid oo Xamse udiraya Kismaayo Maalinka Berri ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh Maxamuud marku Xamse Magacaabayay Ajandayaal,ayuu ka lahaa…

    1.In Xamse noqon karo RW Magac ah.

    2.In uu PL iyo JL khilaaf dhexdhigo.

    3.In JL-ta awooda leh lasoo afjaro oo lagu badalo mid la mid ah Hir-shabelle.

    4.In Axmed Madoobe la Cuno.

    Siyaasiyiinta Beesha Ogaadeen ee hayay talada JL,waa akhrin kari waayeen qorshihii Xasan oo waa ku kadsoomeen

    Haatan,waaga,ayaa ku baryay oo waxaay arkeen RW in aysan iyagu haysan ee loo hayo lana isticmaalayo Magacooda,isla markaana JL iyo Axmed duulaan lagu soo yahay.

    Axmed Madoobe oo ah Siyaasiga ugu cabqarisan markay Beesha timaado,xataa waxa uu fahmi waayay Xasan la Shaqayntiisa ka fogow oo Saacadii ugu danbaysay oo wax badan la marsaday,ayuu booday.

    PL markale,waxay Xiniinyaha kor dhigaysaa JL iyo Axmed si walba oo xaalku yahay.

    Xamse tagidiisa Kismaayo,wax saamayn ah ma yeelanayo lagamana dareemayo,isla markaana soo dhaweyn kalama kulmayo.

    Dadku,waa ka midaysan yihiin in ay difaacdaan Maamulkooda.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.