Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda Amniga Jubbaland,ayaa sheegtay in Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay ku amarta Ciidankeeda ku sugan JL in ay soo baneeyaan furimaha dagaalka Alshabaaab. Dowlada JL ,waxay ku eedeysay DFS in ay siyaasadeynayso dagaalka Alshabaab.