Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Xasan,waxa uu qaaday Dhabihii Farmaajo ku fashilmay
    Somalia

    Faallo:-Xasan,waxa uu qaaday Dhabihii Farmaajo ku fashilmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kaliya,waxaa isbadalay Ninka jilaya Filimka oo Xasan,ayaa noqday Farmaajo.

    Gacanyaraha adeegaya ee fulinaya rabitaanka Shalay,wuxuu ahaa Mursal,Maanta waa Aadan.

    Qodobada la fulinayo,waa isku mid….

    Dastuur lagu falaado.
    Xeerar la samaysto.
    Gudiyo la meel marsado.

    Hal hayska la isticmaalayo,waa isku mid…..

    Doorasho Qof iyo Cod ah.

    Halka loo socdo,waa isku mid,waa…

    Mudo kororsi Laba Sano ah.

    PL iyo JL qorshihii Farmaajo ee khatarta ku ahaa Qaranimada,waa hor istaageen,maadaama iyagu ehel hoose uga ahaayeen Somalida kale.

    Haatan,waxaa uga mudan hor istaagida isla qorshihii oo uu soo qaatay Xasan kuwa Beeshiisa.

    Wax la hubo,waxaa ah cidii rabtaa ha hor istaagtee in uusan soconayn qorshahan.!!

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.