Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii ugu danbeeyay JL iyo tagidii RW Xamse?
    Somalia

    Wararkii ugu danbeeyay JL iyo tagidii RW Xamse?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xamse si cad,ayaa loogu diiday imaanshaha Kismaayo,waxaana la xiray Garoonka Diyaaradaha oo laga saaray Ciidamada ATMIS.

    Xildhibaanada JL ku matala DFS,waxay soo saarayaan War murtiyeed ku saabsan kulamadii usocday xasilka kasoo baxay,waxaana la filayaa in ay si cad usheegaan in aysan qayb ka ahayn fadhiyada Baarlamaanka iyo qorshayaasha Doorasho ee Xasan.

    Dhanka amaanka?

    Gudaha Magaalada,waxaa Guri walba la hor istaajiyay Askari si looga hor tago Shaqaaqooyin Xamar laga soo abaabulay.

    Waxaa kaloo aad u Shaqaynaya Sirdoonka oo ka hor tagaya Qaraxyo laga fuliyo gudaha Magaalada,iyadoo la adeegsanayo Nabad diidka.

    Doorashada?

    Gudigii Xalay la shaaciyay,waa hawlgaleen,waxayna diyaarinayaan maalmo gudahood xeerarka soo xulista Xildhibaanada cusub ee JL.

    Midnimada Bulshada?

    80% Shacabka iyo haldoorka JL,waxay isku raacsan yihiin in la qabto Doorashada oo aan qayb laga noqon qorshaha khatarta ku ah Qaranimada.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.