Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage.