Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse oo isku dayaya awood in uu kaga dego Kismaayo
    Somalia

    Xamse oo isku dayaya awood in uu kaga dego Kismaayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jubaland,waxay xiratay Hawadeeda,iyadoo ka diyaar garoobaysa khatar walba oo Xamar uga imaanaysa.

    Xamse oo lasoo canaantay,ayaa damcay Maanta in uu isku soo miidaamiyo Garoonka Diyaaradaha Kismaayo,balse uma suuroobin.

    Ciidan 300-Askari ah oo ku hubatsan Baasuukayaal iyo BKM,ayaa Xamse loo diyaariyay in uu Kismaayo la aado.

    Maanta 150-Askari oo ka mid ah 300 ee loo diyaariyay Xamse,ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade la keenay,kadibna waa la celiyay.

    Dhanka kale wefti Dowladaha Shisheeye mid ka mid ah ka socda,ayaa maalmahan Kismaayo tagaya.

    Dowladaas Shisheeye,waxaa udacwooday Xasan Shiikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga iyo Macdanta

    February 3, 2026

    Faallo:-Bosaso oo horumar samaysa,waa PL oo horumar samaysay.

    February 3, 2026

    𝗠𝗮𝗿𝗮𝘆𝗸𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗶 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝘂 𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗶𝗶𝗱𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱.

    February 3, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga iyo Macdanta

    Faallo:-Bosaso oo horumar samaysa,waa PL oo horumar samaysay.

    𝗠𝗮𝗿𝗮𝘆𝗸𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗶 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝘂 𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗶𝗶𝗱𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱.

    Garowe the Political Capital of Puntland is the…..

    PRESS RELEASE OF PUNTLAND STATE

    PRESS RELEASE OF JUBBALAND STATE

    Beesha caalamka oo wada dadaal lagu badbaadinayo Shirkii loo ballansanaa

    Madaxweyne Deni oo tababar usoo xiray Ciidamo cusub oo Boolis ah

    Faallo:-Maxaa sababay in Xasan Shiikh celiyo ilaalada Axmed iyo Deni?

    Golaha mustaqbalka Somaliyed oo war kasoo saaray Ciidamada PL& JL ee la celiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.