Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Sh oo sii wata qorshihiisa una yeeray Baarlamaanka DFS
    Somalia

    Xasan Sh oo sii wata qorshihiisa una yeeray Baarlamaanka DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa wakhti lumis iyo waxaan socon doonin oo laga laaban doono.

    Gudiyada iyo Xeerarka Sharcidarada lagu meel marsanayo halkay ka Shaqayn doonaan?

    Filim lasoo daawaday oo la yaqaan sida ooga hor imaan karo iyo natiijada kasoo baxaysa,ayuu Xasan isku daalinayaa.

    Ma waxay la tahay,wixii Farmaajo laga diiday in isaga laga yeelayo?

    Si ka macquulsan,ayuu wax ku raadsan karay oo waliba ku samayn karay taariikh isaga iyo Beeshiisu Somalida ku dhex yeeshaan.

    Qabyaalada ku jirta si qurux badan oo waxtar ah,ayuu u adeegsan karay oo ugu ficiloon karay kuna muujin karay wanaag.

    “Xildhibaanada Sharafta leh,

    Barri oo  *Arbaco* ah taariikhduna tahay 13.11.2024, waxaa jira kulan Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    *AJENDAHA*

    – Akhrinta 2aad: Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxa-Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Soohdimaha

    Goobta: Villa Hargeisa.
    Wakhtiga – 9:00 subaxnimo.
    Waxaa laga Codsanayaa Xildhibaanada Sharafta leh in ay ilaaliyaan waqtiga
    Mahadsanidiin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.