Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Doorashada SL iyo fursada soo laabasho Ee Muuse Biixi
    Somalia

    Faallo:-Doorashada SL iyo fursada soo laabasho Ee Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fursadiisa soo laabashada way saraysaa.

    Gobolka Maroodijeex,waxaa la sadaalinayaa 90% in uu Xisbigiisa Kulmiye helo Codadka.

    Awdal 87%,ayaa la sadaalinayaa oo hadalladii M.xigeenka iyo Ugaaska saamayn ma yeelan.

    Saaxil 85%,ayaa la saadaalinayaa in uu helayo Kulmiye Codadka yaala.

    Togdheer 35%,ayaa loo filayaa Kulmiye.

    Gobollada Bari,Codadka uu ka helayo Kulmiye ma badna,waxaana lagu qiyaasaa duuduub 34%.

    Si guud,waxaa la saadaalinayaa in Muuse iyo Xisbigiisu ugu hoosayn ay helaan Codadka Guud ee SL 54%.

    Dhanka kale,waxaa la adkeeyay dhaqdhaqaaqa dhamaan Xawaaladaha,Bangiyada,Taleefoonada Lacagaha layskugu xawili karo.

    Shakiga jira,waa in Xisbiga Wadani Lacag uga timaado Jabuti iyo Muqdisho,waxaana Sirdoonka SL Gacanta ku dhigeen Lacag uu qaybinayay Ganacsade Ina Aw Siciid oo Dubai ubaxsaday.

    Warqada uu soo saaray Fiqi,ayaa iyaduna hordhac u ah taageero Villa Somaliya ku garabgalayso Cirro,waxaana qorshaysan in hadii Muuse soo baxo ay Villa Somaliya ku tilmaanto Doorashada SL mid lagu shubtay,dhawaaqaas oo Cirro unoqon kara Hiil BC uhakato lkn Muuse taas uma hakanayo.

    Doorasho Nabdoon oo qurxoon,ayaan urajaynayaa SL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.